updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

About us

The Dilla Press is a  News  org.  founded  on 21 march  2009 .

Dilla Press  covers all the latest headlines in Somali news, politics and society  is an independently-operated news agency that specializes in publishing objective and timely Somali news from direct sources inside Somalia. The Web site is updated on a minute-by-minute basis and offers our global audience all the latest developments in Somalia on a bilingual platform Somali, English

Somalia's   first online News  portal in English language, delivering fast, coverage of the events shaping our world from wars and conflicts to politics, sports, entertainment and the latest in health, science and technology. with a dedicated team of editors, reporters, and columnists.We offer balanced news to Somali community and other interested parties.We did not support any particular ,political movement or party.We have Office  in Somalia but it remains  anonymouse be cause of The risks of being a journalist in Somalia.  due to large Somali     diaspora in North America and Europe our site traffic cames from USA, UK.,CANADA and many other countries

Key staff editors

 AJ-Abdullahi - He lives in Somalia he can be reached at dillapress at gmail.com

Hassan,President and CEO   He live in Somalia, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Afsoomaali

Dillapress.com, Waa shabakad Wararka baahisa waxaana ay maalinwalba daabacdaa warar iyo barnaamijyo gaar ahaan kuwa khuseeya Soomaalidda iyo dhacdooyinka Caalamka iyo wararka xiisaha leh oon aan soo dayno maalin walba , Waxaa aan ku shaqaynaa Xeerka saxaafada Caalamiga ah waa shabakad dhexdhexaada oo aad ka dheegan kartaan dhamaanba warar Dhexdhexaada . dillapress.com  mataageerto ashhkhaas gaara ama xisbi , iyo qabiil toona,

waa u dhexdhexaad dhaamanba umada, dillapress waxa wakiilo ku leedahay daafaca caalamka wariyayaal, farsamo yaqaano iyo daabacayaal fara badan

"Ogow Saxaafadu Kula ma aha Saaxiib Joogta ah  " macnaha  waxa waaye war kaa farxiya iyo war aanad jeclaysanba waad ku arki saxaafada,dhexdhexaadka ah ee madax banaan

Siyaasada Websiteka:

.Dillapress.com waxaa waajib ku ah inaan ilaalinyo qofkasta xogtiisa iyo xaquuqdiisa oo aanaan cidkale u gudbin.

Emailka aad soo dirtay marnaba haw baqan inaan xogtaada dadka ugudbino, waa waajib naga saaran, siyaadda webkeenuna waxa uu xooga saarayaan ilaalinta xogta iyo dhowrista akhlaagqa wanaagsan ee saxaafada, waxaa dhaca in mararka qaar ay noo dhuuntaan magaalo
 aan ku haboonayn anshaxa saxaafada laakiin waan masaxnaa marka aan wakhti u helno hadii ay dhib keenayaa.Ahow qof ka dhowr soon

nacaybka qabyaalada iyo wax yaabaha isku dhac busho keeni kara. adiga ayaa ka masuula oo Rabigeen la hortagi dhibka uu keeno maqaalkaagu ee bulshada gaara.

.DillaPress masuul kama aha website yadda kale iyo TV yadda ay soo dayso ee ku xiran website kan

 

 
 

 

Google+