updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Dilla- Muuse Biixi qado maahee waa qadiyad,reer nuur iyo Garxajis kala gaynmaysid

  • Published in Wararka

DILLLA.Muuse Biixi oo raba ninuu Beelaha reer Nuur isku diro ayaa laka shiray Beelaha reer Nuur oo uu 40 neef oo Ariya iyo 2 geela u qalay, balse nasiib daro, waxaanu ogayn xiriirka qotadheer ee u dhaxeeya qarxajis iyo reer nuur, afar qof ee uu la shiray nina ma hayaan fikirkiisa iyo codkiisa qofna qof  codkiiisa qof kale oo aanu rabin uga qaadi mmaayo. KULMIYE na  intii uu talada hayay tobanaan nin oo reer nuura ayaa la khaarajiyay oo uu u dambeeyay yarkii Dilla lagu dilay iyo yarkii Arab siyo ee Hayay Datada codbiyiyayaasha, Muuse biixow reer Nuur Ilow sha dhawaa ma umul baa , Siyaasadii Ceelbardaalaynta cidii ka dambaysay waala og yahay cid kuu codaynaysana mala wax ba haku daalin Beelaha reer Nuur iyo Garxajis labaduba aanu ayay kuu hayaan

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+