updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Somaliland Taliyaha ciidanka Qaranka waa in labadalaa doorashada ka hor

  • Published in Wararka

Taliyayaasha ciidanka Qaraka iyo RRU waa in labadalaa intaan doorashdu dhicin loona dhiibaa cid aan ahayn  ama xiriir la lahayn Muuse biixi iyo Xisbiga kulmiye , hadii kale waxaa dhici doonta mid ka daran tii ka dhacday Kenya dagaal iyo  haja wareerka ay gasho somaliland waligeed ka soo kaban mayso,Muuse waa askari dictaatoora ciidmadana waxa uu la leeyahay xiriir dhow waxaanu u balan qaaday inuu guno gaara siin doono madaxda ciidanka, qabiilkiisa ayaana ku taageersan qaas ahaan Jibriil Abokor iyo Xuseen Abokor oo uu isagu ka dhahay, dhawaan waxay ugu deeqeen 10 baabuur xis biga KULMIYE u jeedadoonuna waa sidii dhulka tirsan gobolka Awdal loo hoos gayn lahaa Gabiley dhulkaasi oo ay degaan beelaha samaroon qaarkamida 

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+