updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Waddaniland state oo lagaga dhawaaqay Burco ceerigabo iyo Hargeisa

  • Published in Wararka

Beelaha Garxajis oo ku dhawaaqay maamul cusub oo ka go'ay Somaliland, maamulkan ayaa waxa uu ku fadhiyaa dhulka ugu badan Somaliland ee Bariga ilaa Galbeedka taxan,

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa sheegay in aanu aqbalayn marnaba dooro xaaraana oo ay kuguulaystaan xisbiga Kulmiye, Xalay Magaalada Hargeisa Barigeeda waxaa ka dhacay dagaal xabad laysku adeegsaday oo ay iskaga horyimaadeen ciidanka Somaliland iyo ma maamulka cusub ee WADDANI land sidoo kale magaalada burco ayaa laysku dagaalay

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+