updated 7:42 AM MDT, Jul 30, 2017

Daawo Dhacdo Qoys Soomaaliyeed oo Caruurtooda gaday Doolow

  • Published in Dhacdooyinka

DOOLOW.-Soomaaliya Qoys Soomaaliyeed ayaa Abaaruhu ku qasbeen inay Caruurtooda Gadaan Kadib Markii xoolohoodi ay abaartu ka dishay, dhacdadan ayaa soo jiidatay indhaha saxaafadda caalamka oo aad ugu faalootay,Aabaha

Qosykan oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Xuseen ayaa inantiisa nin ka siiyay kun doolar oo kaliya ,Saynab ayaa diiday markii hore aabaheed ayada oo sheegtay inay geeri ka xigto in ninkaasi laga gado balse hooyadeed ayaa ku qancisay kadib markii ay u sheegtay in caruurtooodu macaluul u dhan doonaan hoos ka daawo

Dillapress kala soco dhacdooyinka caalamka kuwa ugu mahiimsan

 
 

 

Google+